Taliyihii Booliska gobolka Cayn ee Puntland oo la xiray & sababta ka dambeysa

Taliyihii ciidanka Booliska gobolka Cayn ee Maamulka Puntland ayaa manta la dhigay xabsi ku yaalla Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulkaas ka dib amar ka soo baxay taliska guud ee Booliska Puntland. Sida wararku sheegayaan G/sare Ibraahim Cabdi Balayax (Dhool-gu) ayaa la xiray ka dib markii sida la sheegay uu diiday amar ka soo baxay Saraakiisha … Continue reading Taliyihii Booliska gobolka Cayn ee Puntland oo la xiray & sababta ka dambeysa